mahad celin balaaran
waxaa mahad leh allihi noo suurta galiyay in aan ku guu leesano in uu sitooh ah hawada usoo galino webside kan
al axmdu lillah waxey mahadoo dhan u sugnaatay eebihii nagu garab galay shaqadaan aadka umuhiimsan si aan kur ugu qaadno waya arag nimada ey heystaan umada soomaaliyeed
Una barno taariiikhda dalkooda una helaan jiilka naga dam beeyo meel ay wax kasii wadi ka raan si ay ugu fudu daato hormaarinta dalkooda hooyo
waxaana kula dardaarmeenaa Umadda soomaaliyeed in ay ka gudbaan beribaa waxaa dhacday iyo wax yaabah a lamidka ah siloo helo xaqiiqooyqin sugn oona layaqaaano cidii laga soo xigtay islamarkaana ay ufududaato helida xaqiiqooyin hidii dibloo baaro
waxaan dhlinta soomaaliyeed siqaas ah kula dar daarmeenaa in ay in ay aruuriiyaan taariikhda dalkeena hooyo
ayna kaqoraan aabayaasheen xaqiiqooyinka ay la soo kulmeen adigoo ubaarayo si qoto dheer
Ogow in uu umad masuuliyadeed kurka adiga kuu saaran tahay ayna adiga ku sugayaan si ay ubadbaadaan Aduun iyo Aakhiro
fadlan hormari dalkaaga ogow dalkaaga cidna uma maqna ceelna uma qodna
Aamusane Cabdi Cali

No comments:
Post a Comment